Doorka dhalanyarada ee hormarinta iyo hormuud u noqoshada jiilka soo koraya

Asc wr wb, salaan kadib waxaan qormadan kooban ku eegayaa doorka dhalanyarada looga baahanahay si ay hormuud iyo tusaala wanaagsan oo ku dayasho mudan ugu noqdaan jiilka soo baxaya misena taariikh fiican ugu harto. Dadka inta badan waxay waqtigooda geliyaan sidii ay koox ama bulsho u hogaamin lahaayeen iyagoon qorshaha ku darin in marka horeSii wad akhrinta “Doorka dhalanyarada ee hormarinta iyo hormuud u noqoshada jiilka soo koraya”

Cunno yaridda oo qarka u saaran inay noqoto musiibo weyn

Kadib markuu dunidda oo idil uu aafeeyay cudurka safmarka ah ee COVID-19 waxaa yaraadey dhaq-dhaqaaqii waxsoosaarka iyo ganacsiga qeybihiisa kaladuwan. Waxaa meeshii kabaxday ama yaraaday helidda cunto isku dheelitiran seddexda waqti ee uu biniaadmigu cunno cunto ku filan, nafaqo leh misena nadiif ah. Waxaa kaloo bulshadda qeybaheeda kala duwan lagu amray inay guryaha joogaan siSii wad akhrinta “Cunno yaridda oo qarka u saaran inay noqoto musiibo weyn”

Sugnaanta cuntada (food security)

Si ay uhelaan caafimaad dadku wexey ubaahanyihiin iney cunaan raashiin nafaqo leh,Hadii eynan beeran Karin, iibsankarin soona dhoofsankarin raashiin ku filan qooysaskeenna iyo nafsadeeennaba waxaa nasoo food saaraayo gaajo, nafaqo darro iyo dhibaatooyin caafimaad oo tiro badan.Sugnaanta cuntada (food security) waxaa laga wadaa in qofkasta uu helo raashin ku filan, bedqaba oo nafaqo leh sanadkaSii wad akhrinta “Sugnaanta cuntada (food security)”

Environmental Problems faced by Rural Areas

Rural peoples are more safe than urban peoples from the detrimental effect of pollution. However, they are also facing some environmental problems due to their ignorance, illiteracy, poverty and superstitions. Some environmental problems faced by rural peoples are outlined below: 1. Poor sanitation: Because of the illiteracy and poverty of the people in rural area,Sii wad akhrinta “Environmental Problems faced by Rural Areas”

Adoo Caga Qaba Haddad Cabanayso Curyaan Waxaa Jira Nolosha Ku Cadiban

Maxamed waa wiil ka dhashay reer danyar ah, kuwaas oo deganaa xaafad ka dhisneyd meel xeryo qoxoonti ah, waxa uu ahaa wiil hami leh kaas oo jeclaa in uu noqdo macallin soo saara gan(jiil) dhisan kuwaas oo uu ku faano noloshiisa, hadaba Maxamed waxa uu aadi jiray dugsiga isaga oo caafimaad qaba ,waxa uu lahaaSii wad akhrinta “Adoo Caga Qaba Haddad Cabanayso Curyaan Waxaa Jira Nolosha Ku Cadiban”

Maxay waxbarashadu Muhiim ugu tahay Nolosheena?

Markaynu ka hadleyno mowduuca waxbarasho waa mid balaadhan balse waxaan isku dayi doonaa inaan idinla wadaago inta ay aqoonteyda gaarsiisan tahay ee ku aadan mowduucaan. Maxay waxbarashadu muhiim u tahay mxaa yeelay waa qeyb kamid ah nolasheena. ● Tacliintu/waxbarashadu aad ayeey muhiim ugu tahay guusha nolosha. Waxbarashadu waxay muhiim u tahay horumarka shaqsiyadeed, bulsho iyoSii wad akhrinta “Maxay waxbarashadu Muhiim ugu tahay Nolosheena?”

Cudurka Bararisada iyo sida loo daaweeya

Bismillah, Waxaan casharkaan kaga hadli doonaa cudurka ay soomaalida badanaa u taqaano “Barariso“, afka qalaad waxaa lagu dhahaa “Pyogenic Flexor Tenosynovitis“. Cudurkaan wuxuu ku billawdaa in mid ka mid ah faraha gacanta ay gaarto dhaawac mudis ah, dhaawacaas oo farta gudaha u galo illaa uu ka gaaro xuubka ku hareeraysan lafta farta. Waxa ku mudaySii wad akhrinta “Cudurka Bararisada iyo sida loo daaweeya”

Waa maxay Guusha, Astaamaha Guusha, iyo…….

Guushu waa maxay? Guushu waa himilo iyo hiigsi aad leedahay oo aad gaarto, mana aha mid ku timaada xaglo laaban, sahal, fikir gaabni, hami yari iyo samir yaraan toona. Guusha waxa go’aamiya hanka, hiigsiga iyo humaagyada mustaqbaleed ee qofku meel dhigtay, markaas waxay ka dhigantahay, nin waxa guul u ah ayaa mid kale u ahSii wad akhrinta “Waa maxay Guusha, Astaamaha Guusha, iyo…….”

Aqriso: Erayo Jaceyl Oo Aad Umacaan Badan Markad Qof Kutiraahdana Aad Usoo Jiidanaya

In aan ku iloobo aad ayay u adag tahay balse in aad i iloowdo adiga ayay ku taal, iska iloow SMS-kaan balse qofka soo diray ha iloowin waligaa . Macaan Badan qaado indhaheyga balse ii ogalaaw marka hore in aan ku arko. Haddii 100 qof ay ku jecashahay waana ka mid ah ahay , haddiiSii wad akhrinta “Aqriso: Erayo Jaceyl Oo Aad Umacaan Badan Markad Qof Kutiraahdana Aad Usoo Jiidanaya”