- Doorka dhalanyarada ee hormarinta iyo hormuud u noqoshada jiilka soo korayaAsc wr wb, salaan kadib waxaan qormadan kooban ku eegayaa doorka dhalanyarada looga baahanahay si ay hormuud iyo tusaala wanaagsan oo ku dayasho mudan ugu noqdaan jiilka soo baxaya misena taariikh fiican ugu harto. Dadka inta badan waxay waqtigooda geliyaan sidii ay koox ama bulsho u hogaamin lahaayeen iyagoon qorshahaSii wad akhrinta “Doorka dhalanyarada ee hormarinta iyo hormuud u noqoshada jiilka soo koraya”
- Cunno yaridda oo qarka u saaran inay noqoto musiibo weynKadib markuu dunidda oo idil uu aafeeyay cudurka safmarka ah ee COVID-19 waxaa yaraadey dhaq-dhaqaaqii waxsoosaarka iyo ganacsiga qeybihiisa kaladuwan. Waxaa meeshii kabaxday ama yaraaday helidda cunto isku dheelitiran seddexda waqti ee uu biniaadmigu cunno cunto ku filan, nafaqo leh misena nadiif ah. Waxaa kaloo bulshadda qeybaheeda kala duwan laguSii wad akhrinta “Cunno yaridda oo qarka u saaran inay noqoto musiibo weyn”
- Sugnaanta cuntada (food security)Si ay uhelaan caafimaad dadku wexey ubaahanyihiin iney cunaan raashiin nafaqo leh,Hadii eynan beeran Karin, iibsankarin soona dhoofsankarin raashiin ku filan qooysaskeenna iyo nafsadeeennaba waxaa nasoo food saaraayo gaajo, nafaqo darro iyo dhibaatooyin caafimaad oo tiro badan.Sugnaanta cuntada (food security) waxaa laga wadaa in qofkasta uu helo raashin ku filan,Sii wad akhrinta “Sugnaanta cuntada (food security)”
- Faa’iidada wax akhriskaDheefta wax akhriska laga helaa maaha mid la barbar-dhigi karo dhibka uu leeyahay, balse waa in la xusaa haddiiba uu leeyahay wax dhib ah. Wax akhris waxa aan uga jeednaa qofka oo hamuun u qaba in uu helo macluumaad iyo warar kala duwan si uu u kabo aqoontiisa, maskaxdiisa iyoSii wad akhrinta “Faa’iidada wax akhriska”
- Environmental Problems faced by Rural AreasRural peoples are more safe than urban peoples from the detrimental effect of pollution. However, they are also facing some environmental problems due to their ignorance, illiteracy, poverty and superstitions. Some environmental problems faced by rural peoples are outlined below: 1. Poor sanitation: Because of the illiteracy and poverty ofSii wad akhrinta “Environmental Problems faced by Rural Areas”
- Adoo Caga Qaba Haddad Cabanayso Curyaan Waxaa Jira Nolosha Ku CadibanMaxamed waa wiil ka dhashay reer danyar ah, kuwaas oo deganaa xaafad ka dhisneyd meel xeryo qoxoonti ah, waxa uu ahaa wiil hami leh kaas oo jeclaa in uu noqdo macallin soo saara gan(jiil) dhisan kuwaas oo uu ku faano noloshiisa, hadaba Maxamed waxa uu aadi jiray dugsiga isaga ooSii wad akhrinta “Adoo Caga Qaba Haddad Cabanayso Curyaan Waxaa Jira Nolosha Ku Cadiban”
- Maxay waxbarashadu Muhiim ugu tahay Nolosheena?Markaynu ka hadleyno mowduuca waxbarasho waa mid balaadhan balse waxaan isku dayi doonaa inaan idinla wadaago inta ay aqoonteyda gaarsiisan tahay ee ku aadan mowduucaan. Maxay waxbarashadu muhiim u tahay mxaa yeelay waa qeyb kamid ah nolasheena. ● Tacliintu/waxbarashadu aad ayeey muhiim ugu tahay guusha nolosha. Waxbarashadu waxay muhiim uSii wad akhrinta “Maxay waxbarashadu Muhiim ugu tahay Nolosheena?”
- Cudurka Bararisada iyo sida loo daaweeyaBismillah, Waxaan casharkaan kaga hadli doonaa cudurka ay soomaalida badanaa u taqaano “Barariso“, afka qalaad waxaa lagu dhahaa “Pyogenic Flexor Tenosynovitis“. Cudurkaan wuxuu ku billawdaa in mid ka mid ah faraha gacanta ay gaarto dhaawac mudis ah, dhaawacaas oo farta gudaha u galo illaa uu ka gaaro xuubka ku hareeraysanSii wad akhrinta “Cudurka Bararisada iyo sida loo daaweeya”
- Waa maxay Guusha, Astaamaha Guusha, iyo…….Guushu waa maxay? Guushu waa himilo iyo hiigsi aad leedahay oo aad gaarto, mana aha mid ku timaada xaglo laaban, sahal, fikir gaabni, hami yari iyo samir yaraan toona. Guusha waxa go’aamiya hanka, hiigsiga iyo humaagyada mustaqbaleed ee qofku meel dhigtay, markaas waxay ka dhigantahay, nin waxa guul u ahSii wad akhrinta “Waa maxay Guusha, Astaamaha Guusha, iyo…….”